Sawirro: Tigrayga oo soo bandhigay 6,000 askari oo laga qabsaday Ethiopia
Mekelle (Caasimada Online) Kumanaan askar maxaabiis ah oo laga qabsaday ciidamada dowladda federaalka Ethiopia ayaa Jimcihii la marsiiyey waddooyinka magaalada Mekelle ee caasimadda Tigray, ayada oo shacabkuna ay dhinacyada ka taagan yihiin oo mashxaradeynayaan. Sida uu qoray wargeyska New York Times, in badan oo ka mid ah askartan ayaa madaxooda hoos u raariciyey. Qaarkood [] The post Sawirro: Tigrayga oo soo bandhigay 6,000 askari oo laga qabsaday Ethiopia appeared first on Caasimada Online .