Tigreega oo Soo Bandhigay 6,000 Askari oo Ay Ka Qabsadeen Ethiopia (Sawirro)
Mekelle (Hargeisa Press) Askar maxaabiis ah oo laga qabsaday ciidamada dowladda federaalka Ethiopia, ayaa Jimcihii la mariyay waddooyinka magaalada Mekelle ee caasimadda Tigreega, iyada oo shacabkuna ay dhinacyada ka taagan yihiin. Sida uu qoray wargeyska New York Times, in badan oo ka mid ah askartan, ayaa madaxooda hoos u dhigay, Qaarkood ayaa lagu siday []