Ku xidho dadka, meelaha iyo dhaqamada adoona la kulmeeynin wax caqabado luqaddeed ah
Ku turjun kamaradaada
Ku fiiq kamaraada oo si degdeg ah u turjun waxaad aragto
Ma jiro interneet? Dhib ma jiro.
Soo dejiso luqad si aad u turjunto adigoona isticmaaleynin khadka interneetka
Samee wada sheekaysi
La hadal qof ku hadla luqad kale oo duwan
Turjun hadalka isku mar
Daar Transcribe si aad u fahanto waxa la odhanayo
Ka soo turjun adigoo adeegsanaya ab kasta
Macno ma leh waxa uu yahay abka aad ku jirto, soo koobiyee qoraalka oo taabo si aad u turjunto
Ku qor, dheh, ama qallin ku qor
Isticmaal gelinta codka ama xarfaha qalinka lagu qoro iyo erayada aanu taageerin kiiboodhkaaga
La keydiyay
Tarjumaada Dukumentiga
Turjumaada Shabakada
Kaydi turjumaadahaada
Degdeg u hel erayada iyo weedhaha ka yimid qalab kasta addoo kaydinaya
Maxaa ku jira dukumentigaas?
Soo geli faylasha si aad si cajiib ah ugu turjunto meesha addoon lumineynin qaabkay ay u qoran yihiin
Websaydyada turjun
Miyaad u baahan tahay inaad turjumto bogga websaydka oo dhan? Keliya geli URL si loo turjumo bogga websaydka oo dhan.
Isku day Google Translate
Ku bilow isticmaalka Google Translate gudaha birawsarkaaga. Ama sawirka koodhka QR-ka hoose si aad u dejisato abka oo aadna ugu isticmaasho aaladaada moobilka.
Soo dejiso abka si aad u sahamiso adduunka oo aadna ula xidhiidho dadka adigoo adeegsanaya dhammaan luqaddaha oo dhan