BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
-
"Roobkii aan xoolaha usoo rarnay ayuu adhigeennii sababsaday"
Cali Cabdi Aamin oo ka mida xoolo dhaqatada gobolka Hiiraan ee Soomaaliya ayaa jac ku dhacday xero saddex tiro oo adhi ah ay ugu sugnaayeen dhammaantood ku waayay.
-
Tirada shaqaalaha ay shirkadda Hormuud ku waysay qaraxyo iyo dilal qorshaysan
Ma aha markii ugu horreysay ee qaraxyo lala beegsado shaqaalaha iyo xarumaha shirkadda isgaarsiinta Hormuud, waxaa jira in sanadihii ugu dambeeyay la bartilmaameedsanayay shirkadda.
-
Najmo Rashiid: Waxay doonaysay inay soo aragto hooyadeed oo xanuunsan balse naftu kuma simin
Najmo, waxay timi Nairobi bilo uun ka hor si ay u raadsato fursad shaqo iyadoo ku noolayd guri ay habaryarteed leedahay.
-
Waa kuma xildhibaanka laga musaafuiyay Jabuuti, maxayse Shiinaha isku hayaan?
Xildhibaan Tim Loughton oo ka tirsan xisbiga Conservative-ka ee Ingiriiska ayaa sheegay in laga musaafuriyay dalka Jabuuti sababo la xiriira xiriirka dhow ee dalka ku yaalla bariga Afrika uu la leeyahay Shiinaha.
-
Magaalada Mareykanka ku taalla ee marka aad tagto dareemeyso inaad joogto dal Muslim ah
Waa mid ka mida ah magaalooyinka Maraykanka ee duqa magaalo ka yahay qof muslim iyo carab ah, waana magaaladii ugu horreysay ee Maraykanka shaqaalaha loo fasaxo maalmaha ciida iyagoo lacagahooda la siinayo.
-
TOOS, Soomaalida lagasoo celinayo UK oo BBC-da la hadlay
Tebinta Tooska ah ee BBC Somali
-
Qaylodhaanta Musliimiinta wadankooda ku dhex dulman
Lix sano ka hor, wiil Muslim ah ayaa isagoo waji cas ka soo laabtay iskuul caan ah oo ku yaalla magaalada Agra ee waqooyiga dalka Hindiya. “Ardayda aan isku fasalka nahay waxay iigu yeereen argagaxiso Pakistani ah,” ayuu wiilka sagaal sano jirka ah u sheegay hooyadii.
-
Xog ku saabsan inta uu dhanyahay dahabka Soomaaliya sanadkii laga dhoofiyo
Xog ay daabacday Xarunta Kormeerka Dhaqaalaha Adag ( The Observatory of Economic Complexity) oo ah bar online ah oo muuqalaysa xogaha dhaqaalaha uuna hirgeliyo qaybta warbaahinta ee Machadka Tiknooloojiyadda Massachutts ee dalka maraykan ayaa qeexaysa in waxa ugu badan ee Soomaaliya laga dhoofiyo uu yahay dahabka.
-
Xilidhibaan u ol’oleeya aqoonsiga Somaliland oo ay Jabuuti ka musaafurisay dalkeeda
“Waxaan ka mid ahaa wafdi ka yimid Somaliland oo dooneyay in ay hesho aqonsi caalami ah"
-
Ehelka qaar ka mid ah dadkii ay la gaddoontay doontii Garissa oo BBC-da la hadlay
Waxaa wali socda gurmadka samatbixinta dooni ku qaraqmatay wadada isku xirta Garissa iyo niarobi.
-
Shirkad diyaaradeed oo markii labaad qaladay da'da haweeney jirta 101
Haweeney 101 jir ah ayaa lagu qalday inay tahay ilmo yar taasi oo sabab looga dhigay qalad ka yimid nidaamka diiwaangalinta dadka loo ballamiyo raacidda diyaaradda.
-
Wax ka ogow sunta halista ah ee laga helay xawaashyada Hindiya laga keeno
Maamulka Cunnada iyo Dawooyinka ee dalka Mareykanka ayaa bilaabay baaritaan ka dhan ah wax soo saarka labada shirkadood ee hormuudka ka ah badeecooyinka Hindiya.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
-
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
-
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
-
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
-
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
-
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
-
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
-
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
-
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
-
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
-
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 1 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 30 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 30 Abriil 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 29 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.