BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
-
Saameynta sii kordhaysa ee Turkigu ku leeyahay Soomaliya: Raadadka uu ku yeelanayo Geeska Afrika iyo dunida inteeda kale
Heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qayb ka ahaa dadaallada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku doonayo in uu isu dheela tir ku sameeyo awooddaha gobolka kaddib sanado xasilooni darro ah.
-
Go’aanka Dawladda Fedaraalka ku codsatay in la soo gabagabeeyo muddo xileedka UNSOM ee Soomaaliya iyo waxa ka dhalan kara
Ma tahay xiligii la xiri lahaa Xafiiska Hawgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya?
-
Cabdiraxmaan Cadhoole:Taariikhda halgamaagii weynaa ee reer Jabuuti ee Faransiisku sida arxan darrada ah u dileen
"Aabahay meydkiisii ayaa cusbitaalka weyn e Jabuuti ay kusoo tureen, iyadoo labada indhoodba laga saaray, carrabkana wax la yeelay, 3 jeer ayaa kafanta laga badalay meel walba dhiig ayaa ka socday , anagu waxaanu u haysanaa in aabayaho jannadii tagay oo gacan ka xaqdarani ay dishay.’’
-
Wax ka ogow Cali iyo Soomaalida kale ee Ireland u cararay si ay uga badbaadaan in Rwanda la geeyo
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Ireland ayaa dhawaan sheegay in dad ka baqaya in la geeyo bariga Afrika ay u soo gudbayaan Waqooyiga Ireland.
-
Baaris BBC-du sameysay oo daaha ka rogtay koox caalami ah oo ku hawlan xadgudubyo ka dhan ah daanyeerrada yicista ah
BBC-da ayaa kashiftay labo hoggaamiye oo kale oo qayb ka ah shabakadda xadgudubyada kula kacda daanyeerrada.
-
Xerowga loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo sababta uu markii horeba ciidanka u qortay
Mararka qaar isagoo wacyigelinta ciidanka ku jira ayaa waxaa qabsan jiray dagaallo ay soo qaadaan kooxda al-Shabaab, wuxuuna isku garab wadi jiray hawshiisa askarinimo iyo tan wacyigalinta dagaalka.
-
Adoo dheregsan xitaa makaa qabataa inaad wax cunto? ogow xaaladda ku heysata
Cayilka ka dhasha cunidda cunnada ay ku badan yihiin dufanta, cusbada iyo skorta ayaa sidoo kale loo arkaa inay ka dhalato dabeecadda wax cunidda badan.
-
Nin Soomaali ah oo Isniin walba guba kaam qaxooti oo ku yaalla Jarmalka
Ninka ayaa ku eedeysan in uu isniin walba dab qabadsiiyo kaam qaxooti oo uu isaguba ku jiro, kuna yaallo Magaalada Bad Dürrheim ee Gobolka Baden-Württemberg.
-
Safarkii Spain ee Liibiya isku baddelay: Sida gabadhan uu u khiyaanay magafihii u ballan qaaday inuu Spain geynayo
Hase yeeshee nasiib darro qorshihii ma uusan noqon sidii ay mukhalasiinta ku qanciyeen aabahaan gabadhiisa oo arrintii weji kale ayay yeelatay oo waxaa safarkii Spain uu ku noqday Libiya.
-
Geerida Malaaqii lagu naaneysi jiray "AK-47" ee muddada dheer ka tirsanaa al-Shabaab iyo kaalintii uu ku lahaa go’doominta Xudur
Muddada ay go'doonka ahayd Xudur waxa adkaa nolosha dadka kunool oo ku tiirsan kaliya badeecaddaha ganacsi iyo kuwa gargaarka ee lagu gaarsiiyo diyaaraddaha, taasina waxa ay dhawr jeer qarka u saartay in macluul looga dhawaaqo.
-
Ma si lama filaan ah ayay u fashilantay shirkadda gawaarida Tesla ee Elon Musk
Hoos u dhaca iibku wuxuu saameeyay dakhliga Tesla wuxuuna dhaawacay faa'iidada shirkadda. Qiimaha saamigeeda ayaa hoos u dhacay in ka badan rubuc tan iyo bilowgii sanadkan.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
-
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
-
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
-
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
-
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
-
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
-
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
-
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
-
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
-
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
-
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 10 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 9 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 9 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 8 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.