La hadal adduunka
Ku xidhnow dadka, meelaha iyo dhaqanka dhammaan caqabadaha luqadda.
Had iyo jeer kula jira
Abka Translate waa sidoo oo aad leedahay turjubaan af celiye ah oo gaar ah oo kuugu jira jeebka..
May jiro internat? Dhib ma leh. Qaabka khadka ka baxay ee telefoonkaaga xataa uma baahna in lagu xidho.
Translate waxay caawin kartaaa qoraalka dheer, ku dhawaaqida erayada adag xataa warqaddaha la soo dejisto.
Hadal, dhagsii, qor ama teeb ku qor.
Doorashadaada
-
La hadal qof ku ha luqad oo kala duwan.
-
Wixii calaamadaha, liisaska, iwm, kaliya tilmaan kamara oo hel turjumaad degdeg ah. a Xataa uma baahnid in aad internetka ku xidho.
-
Si fudud gacanta ugu qor xarfaha iyo erayada aanu kiiboodhkaagu lahayn.
-
Si fudud u qor erayada aad rabto inaad ka turjumto.
